DAAWO: Warbixin ka hadlaysa afar bil kaddib maxaa iska badalay xaaladda mid ka mid ah dadkii ilmahooda ku waayay Qaraxii Zoobe

0
1916

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warbixin ka hadlaysa afar bilood kadib Qaraxii Zoobe, Waa Sidee xaaladda Aabe Cumar Xaaji Maxamed oo ka mid ahaa dhibanayaashii sida gaarka ah ay u saameysay masiibadii 14-kii October kadib Gurmadkii aad Soomaaliyeey u sameyseen????

Warbixintan Waxaa diyaariyey Agaasimaha Radio Muqdisho Mudane Cabdifataax Daahir Jeyte

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here