DAAWO: Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo hadlay hanaanka daqli ee dalka

1585

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa oo ka qeybgalay Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Mdane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo si faahfaahsan uga hadlay dhaqaalaha dalka iyo dakhliga dalka soo gala iyo kan ka baxa iyo sida loo maareeyo intuba.

Halkan ka daawo barnaamijka oo dhameystiran.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here