Dab ka kacay kaalin shidaal oo ku taal Magaalada Dhuusomareeb.

Kaalin shidaal oo ku taal Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ka kacay dab dab xoogan oo halis u ah inu usii gudbo goobaha ku dhaw oo ay ka mid yihiin Isbitaal iyo xarun wasaaradeed.

Waxaa socdo dadaal xoogan oo lagu daminayo dabkan ka kacay kaalinta shidaal taas laga baqdin qabo inuu goobo kale kusii fido , bulshada ku dhaqan magaalada Dhuusomareeb ayaa muujinayo dadaal xoogan oo ay ku daminaayaan dabka ka kacay Gudaha Magaalada Dhuusomareeb.

Wixii warar ah ee kusoo kordho dabka kacay gudaha magaalada Dhuusomareeb waxaan idinkuugu soo gudbin doonaa wararkeena danbe haddii rabi idmo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here