Dab ka kacay Xaafadda Toowfiiq ee Degmada Yaaqshiid

2418

Dab ayaa waxaa uu ka kacay Xaafadda Toowfiiq ee degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir gaar ahaan dhabarka Dambe Ee Hotel Towfiiq.

Maamulka Degmada yaaqshiid iyo Gawaaridda Dab damiska ah Ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goobta dabku ka kacay gaaray iyagoo ilaa hadda isku dayaya in dabkaasi la Baqtiiyo

Sidoo kale waxaa goobta soo gaaray gawaarida Dab damiska ah ee Shirkadda isgaarsiinta Hormuud.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here