Dab xoog leh oo ka kacay dhismaha machadka Serum ee dalka Hindiya  

Dhismahan ayaa ah meesha ugu weyn aduunka ee lagu farsameeyo talaalka COVID-19 saraakiisha dab-demiska waxay sheegeen in sababta dabka la baarayo.

Ma jiraan wax qasaare nafeed ah oo halkaasi ka dhacay waxaana laga saaray dhamaan shaqaalaha.

Wixii ku soo kordha lana socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here