Dab xooggan oo ka kacay xaafadda Hilaac ee magaalada Boosaaso

Dab xooggan ayaa haatan ka kacay xaafadda Hillaac ee magaalada Boosaaso, waxaa goobta uu dabka ka kacay gaaray guddoomiyaha Gobolka Bari iyo Taliyaha qeybta Booliiska gobolka.

Waxaa socda dedaallo lagu daminayo dabkaasi iyadoo ciidanka dab-damiska ay wadaan dedaalkii ugu dambeeyay.

Xaafadda Hilaac ayaa ah mid koonaha magaalada ku taalla iyadoo dabkuna ka kacay koonaha xaafaddaasi.

wixii warar ah o kasoo kordha halkaan kala soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here