Dadkii ku barakacay colaadii Gobolka Sool oo deeq lacageed lagaarsiiyey

462

Odayaal iyo Culumaa’u diin ayaa muddo labo cisho ah waxaa ay socdaal ku marayeen Koonfurta Gobolka Sool halkaas oo uu dhawaan ka dhacay dagaal u dhaxeeya beelo walaalo ah oo halkaas wadadaga.

Odayaasha iyo Culumaa’u diinka ayaa kasoo tagay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana uu u jeedkoodu ahaa sidda ay u arki lahayeen ama ogaan lahaayeen xaaladda dadkii ay Colaadu barakicisay kuwaas oo dhibaatooyin kala duwan soo wajahday.

Dadka ay Colaadu Barakicisay ayaa Odayaashu waxaa ay gaarsiiyeen Deeq lacageed oo ay iska soo arruuriyeen dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka kenya.

Halkan ka dhageyso

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here