Dagaal beeleed dib uga bilaawday magaalada Beledweyne

0
1829

Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed oo wada daga Gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa la sheegay in uu salka ku haayo aano qabiil oo mudo soo jiitameysay oo u dhexeysa laba beelood oo walaalo ah.

Wixii ka soo kordha waan idinla socodsiin doonaa insha alaah

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here