Danjiraha Soomaaliya ee Kuwait oo kulan laqaatay dhigiisa Tunisia ujooga Kuwait

Danjiraha JFS ee Kuwait MudaneĀ  Dr Abdullahi Mohammed Odowa ayaa maanta xafiiska ku qaabiley Danjiraha Tunisia ujooga Kuwait MudaneĀ  Hechemi Agili.

Labada masuul ayaa kawada hadleen xidhiidhka taariikhiga ah ee labada wadan ee walaalaha u dhaxeeya iyo sidii loosii xoojin lahaa iyo.isbadaladda siyaasaddeed ee Tunisia ka dhacaya