Danjire Nicholas Key oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya tan iyo markii xafiiskan madax ka noqday”Dhagayso”

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha  Soomaaliya Nicholas Key oo waraysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho, ayaa ka haddlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid tahay xaaladda Soomaaliya iyo howlaha u qabsoomay xafkiisa UNSOM tan iyo markii xilka uu qabtay 2013-ka.

Wariyaha Radio Muqdisho Cabdishakuur Axmed Cali ayaa wareystay danjire  Nicholas Key.

Halkaan ka Dhagayso Waraysiga oo Dhamaystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here