DEG DEG: Ilyaas Badal Gaboose oo noqday xildhibaankii ugu horeeyay oo kamid noqda baarlamaanka 11 aad JFS

Ilyaas Badal Gaboose ayaa noqday senatarkii ugu horeeyay oo la doorta isagoo heley 55 cod halka murashaxa la tartamayay Maxmaed Axmed Sayid uu heley 17 cod, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha golaha wakiilada Jubaland, Cabdi Maxamed C/raxmaan.

Guddoomiyaha waxaa uu sheegay in 73 xildhibaan ay kula codeeyeen labada murashax.