Deg Deg : Qarax qasaaro geystay oo ka dhacay dhawaan magaalada Muqdisho.

0
11872

Gaari ayaa ku qarxay wadad hor marto xerada dadka soo barakay ee Rajo ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Warar hor dhac ah oo ay warbaahinta qaranka heshay ayaa sheegayo in uu hal ruux ku dhaawacmay qaraxa.

Faahfaahinta warkaas dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa haddii uu rabi idmo

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here