DEG-DEG: Wariye Hindiyo Xaaji oo u geeriyootay dhaawac soo gaaray maanta

3400

Alle Ha u naxariisto, Hindiyo Xaaji Maxamed oo ka tirsanayd shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan Radio Muqdisho iyo SNTV, ayaa u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray qarax maanta loo xiray gaarigeeda, gudaha magaallada Muqdisho.

Agaasimaha Radio Muqdisho, Cabdiraxiim Ciise Caddow oo ku sugan Isbitaalka Madiina ayaa sheegay in ay geeriyootay Hindiyo.

Alle ha u naxariisto.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here