DEG DEG Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo geeriyooday

6965

Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka tirsanaa Munayaasha Barlamaanka  Federaalka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday Dalka Hindia

Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin ayaa ku jiray Isbitaal Ku yaala Dalka Hindia iasgoo ku xanuusanayay halkaasi Waxaana lagu sameeyay Dhawaan qaliin.

Allaha u Naxariistee Xildhibaanka ayaa Xalay galinkii dambe ku dhintay Isbitaalkaan ku yaal Dalka Hindia

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here