DEG DEG: Xildhibaan Maxamuud Boonow oo Baydhabo ku geeriyooday saaka

Allah u naxariistee, waxaa saaka magaalada Baydhabo ku geeriyooday xildhibaan Eng. Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa golaha Shacabka, sida ay xaqiijiyeen ehelada xildhibaanka.

Xildhibaanka Maxamuud Boonow waxaa uu sidoo kale ahaa wasiiru dowlihii wasaaradda¬† amniga gudaha xukuumaddii Ra’isul wasaare Xasan Cali Khayre.

Waxaa uu golaha shacabka ka tirsanaa tan iyo 2012, waxaa uu wasiir ka soo noqday dowladdii Shariif Sheekh Axmed ee KMG aheyd. Allah u naxariitee, Eng. Maxamed Maxamauud Boonow ka sokow siyaasadda waxaa uu ahaa ganacsade si weyn looga yaqaano degaanada Koofur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here