Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Ayaa laga dareemayaa u diyaar garowga Maalmaha Xoriyadda.

Iyadoo maalma qura ay Ka harsantahay munaasabadaha maamalmaha Xoriyadaha ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa u diyaar Garowga munaasabadahaasi Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo Waxaana Ururada bulshada rayidka sida ururka dhalinyarada degmada Luuq iyo ururka Haweenka ay bilaabeen Bilic soocelinta degmada Luuq.

Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Degmada Luuq feysal Cabdiraxman ayaa sheegay in ay Tahay waajib saaran u diyaar Garowga munaasabadaha maamalmaha Xoriyadaha Kuwaasi oo nagu soo Fool leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here