Dekadda Muqdisho oo laga Bilaabay baarista Cudurka halista ah ee karoona feyrus.

Wasaaradda dekadaha, Wasaaradda Caafimaadka, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Dekadda Muqdisho oo iska kaashanaya siddii looga hor-tagi lahaa  Cudurka karoona feyrus oo dhibaato weyn ku haya Caalamka ayaa bilaabay in baaritaano lagu sameeyo badmaaxiinta.

Shaqaallaha Badmaaxiinta ee la socda Maraakiibta kusoo xirata Dekedda Muqdisho, ayaa la bilaabay in laga baaro Cudurka karoona feyrus, si loo hubiyo Caafimaadka Badmaaxiinta inta aysan gudaha dekedda u soo gudbin.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here