DFS oo nabad ugu baaqday Walaalaha ku Dagaalamay Gobolka Mudug.

“Xukuumaddu waxay ugu baaqeysaa dhammaan dhinacyada ku lug leh colaadaan in ay si shuruud la’aan ah u joojiyaan, kana dhawrsadaan waxyaabaha kicin kara colaad horleh” ayaa lagu war qoraal ah oo ka soo baxay golaha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here