Dhagayso Khudbadda Madaxweynaha Soomaaliya

0
748

IB0A7312

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer oo arrimo badan uu uga hadlay u jeediyay ciidamado ka tirsan kuwa kumaandooska Soomaaliya oo shalay tababar loogu soo xiray xerada Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho.

Saraakiisha iyo ciidamada tababarka dhammaystay ayuu kula dardaarmay inay waajibaadkooda si wanaagsan u gutaan isla markaana ay u taagnaadaan difaaca dalka, dadka iyo diinta.

Qeybta Hoose ka dhagayso khudbadda oo dhammaystiran.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here