Dhagayso: Xildhibaanada iyo Qeybaha Bulshada Jubbaland oo soodhaweeyay Howlgalda ka dhanka ah Al-Shabaab.

0
2467

xildhibaanada iyo qeybaha bulshada Maamulka Jubbaland ayaa soo dhaweeyay howlgalada ciidamada kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa maamulka jubbaland ay maalmahan ka wadeen deegaano katrisan gobolka jubada hoose, howlgaladaasi oo lagu bartilmaameedsanayay Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab, ee dhibaataynta ku hayay umada Soomaaliyeed.

Halkaan ka dhagayso

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here