Dhageysiga maxkamadda oo mar kale bilaabatay

0
4976

Waxaa maalintii labaad Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ ee fadhigeedu yahay dalka Netherland ka socodo dhageysiga dacwadda dhinaca badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Guddiga sharci yaqaanada ah ee ku matalaya difaaca dacwadda badda ee Soomaaliya ayaa maanta waxa ay maxkamadda ka hor jeedinayaan cadeymaha ay kaga jawaabayaan dooda dowladda Kenya ay shalay maxkamadda ka hor jeedisay.

Wixii ku soo kordha dhageysiga dacwadan hadda ka socota maxkamadda caalamiga ah ee Hague kala soco halkaan.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here