DHAGEYSO:- Barnaamij gaar ah oo ku saabsan baaqii uu Maxadweynaha u diray Soomaaliland

954

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay Midnimada Dadka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in dowladdu ay aad oga shaqaynayso sidoo kalana ay sii soconayaan wadahadalada u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland.

 

Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ugu baaqay dhammaan dadka Soomaaliyeed inay kawada shaqeeyaan wadajirka dalka iyo dalka.

Hadaba dhagaystayaal waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Dood ah oo ku saabsan baaqa Madaxwaynaha uu u jeediyay Soomaaliland, waxaa ka qayb galaya Doodaan Xildhibaan Maxamed Cumar Dalka oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Aqoonyahan Maxamed Xasan Doob iyo Aqoonyahan Xuseen Maxamuud Xuseen.

Halkaan hoose ka Dhageyso Dooda:

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here