Dhageyso: Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan guusha Xulka Qaranka

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo la xiriirta guusha Xulka Qaranka dalkeena uu ka gaaray Xulka Dalka Burundi cayaar ka tirsaneyd tartanka bariga iyo bartamaha Afrika.

Halkan ka dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran kaasi oo lagu falanqaynayo guusha xulkeena iyo rajada laga qabo inay ka soo gudbaan wareeggan.

Dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here