DHAGEYSO:- Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Isxilqaanka lagu dhisayo Golaha Murtida iyo Wacyigalinta Qaranka

496

Mas”uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qayb qaatay ololaha Barnaamijka Isxilqaan ee lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka.

 

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane C/raxmaan Yuusuf Sheekh Cadaala ayaa horkacayay masuuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda ee maanta ka qaybqaadanayay Isxilqaanka.

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaar ah oo Wariyaheena C/risaaq Maxamed Faarax Shiine uu si toos ah uga soo tabinayay Golaha Murtida iyo Wacyigalinta oo maanta ay ka shaqaynayeen madaxda iyo shaqaalaha Warfaafinta Qaranka.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here