Dhageyso barnaamijka bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

0
1056

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo habeennimada Jimcaha.

Barnaamijka waxaa diirada lagu saaraa raad raaca ama falanqeynta dhacdooyinka maalintaas taagan.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here