Dhageyso Barnaamijka dood furan oo amniga looga hadlay “SAWIRRO”

3764

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan Dood furan, kaasi oo looga hadlayay xoojinta amniga, waxaana barnaamijka marti ku ahaa Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, iyadoo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada.

Barnaamijka dood furan waxaa idin soo gudbinaya Cabdifataax Daahir Jeyte.

1 2 3 4 5 6 7 8 9

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here