Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaada wararka waa maalinle waxaana inta badan xooga aan ku saarnaa dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Calaamka hase ahaatee Maalmahaan waxaa Barnaamijka lagu falaanqeyaan saameynta Cudurka Safmareenka ah Covid-19.

Barnaamijka Faaqidaada marka laga reebo maalinta jimcada subax walba warka ka dib ayuu ka baxaa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Faaqidaada oo ka heleyso macluumaad farabadan uu ku saabsan Qatarta Cudurka Covid-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here