Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaada Wararka waa Barnaamijka maalinle uga baxa Idaacada Radio Muqdisho waxaan diirada ku saarnaa hadba dhacdooyinka ugu dambeeya ee Caalamka waxaana maalmahaan aan xooga ku saarnaa saameynta Cudurka Covid-19 ee Dalka iyo Caalamka.

Maalinta Jimcada Marka laga reebo ayuu ka baxaa Idaacada Barnaamijka Faaqidaada.

Halkaan ka dhageyso : Barnaamijka Faaqidaada Wararka ee Radio Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here