Dhageyso Barnaamijka faaqidaada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaad wararka waa Barnaamijka si maalinle ah uga baxa idaacada radio Muqdisho codka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaana uga hadalnaa dhacdooyinka ugu waa weyn ee Taagan waxaana maalmahaan aan diirada ku saanaa saameynta Cudurka safmareenka ah ee Karoona ee loo yaqaano Covid-19 waxaana uu baxaa marka laga reebo maalinta Jimacada.

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Faaqidaad wararka ee Radio Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here