Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaada waxa uu idaacada kabaxa maalin walbo warka subax ka dib marka laga reebo maalinta Jimcada waxaana logu gorfeeyay hadba waxyaabaha ugu waa weyn ee dhacdooyinka dunida waxaana maalmaahaan aan xoogga ku saarnaa dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Cudurka safmareenka ah ee Karoona Feyruska.

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka faaqidaada Wararka ee Radio Muqisho iyo Wariye Muktaar Cabdicasiis Timacade.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here