Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaada wararka waxa uu maalinle uga baxaa idacacada Radio muqdisho waxaan diirada ku saarnaa hadba dhacdooyinka ugu waa weyn ee Caalamka.

maalmahaan waxaa sidoo kale diirada ku sareynaa saameynta cudurka safmareenka ee Covid-19 uu dalka ku haayo ee Caalamka.

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka faaqidaada wararka ee Idaacada Radio Muqdisho

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here