Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Faadidaada waxa uu idaacada Radio Muqdisho ka baxaa warka subax ka dib waana barnaamij maalinle ah waxaana diraada ku saarnaa hadba xaaladihii ugu dambeeyay ee Caalamka sida maalmahaan Cudurka aduunka afeeyay ee covid-19 ee loo yqaano karoona Feyrus.

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka faaqidaada wararka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here