Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka faaqidaada wararka ee Radio Muqdisho waa barnaamij aan uga hadalno dhacdooyinka ugu waa weyna ee Caalamka ka jira .

maalmahaan waxaa diirada ku saaranaa sameeynta cudurka safmarka ah ee Covid-19.

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee radio Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here