Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaada wararka waxa uu idaacada radio Muqdisho ka baxaa maalinle marka laga tago jimcada waxaana diirada ku saarnaa hadba dhacdooyinka ugu waa weyb ee markaasi taagan.

maanta waxaan diirada ku saareynaa heerka waxbarashada deegaanada galmudug waxaana marti ku ah wasiir waxbarashada dowlad goboleedka galmudug Maxamed Xaashi Dhoorre.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here