Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, kaasi oo baxa maalinka Jimcaha 5:00 pm shanta galabnimo.

Hadaba haddii aad dooneyso inaad dirsato tahniyad dhalasho iyo mid aroos intuba noogu soo hagaaji radiomuqdisho@gmail.com

Hoos ka dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran, misna xambaarsan macluumaad u badan salaan iyo suugaan.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here