Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaaamijka Imaqashii ee ka baxa Radio Muqdisho, kaasi oo lagu soo qaato tahniyadaha dhalasho, aroosyo iyo meher intuba.

Hadaba cid Allaale iyo ciddii dooneysa inay tahniyad dirsato, noogu soo dir gmail ka hoos ku qoran Tahniyadda@gmail.com ama radiomuqdisho@gmail.com

Hadaba halkan hoose ka dhageyso, 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here