Dhageyso Barnaamijka imaqashii ee Radiomuqdisho 20-03-2020

 

Barnaamijka Imaqashii iyo Madadaali waa todobaadle ka baxo idaacada galabka Jimacadda waxaana aan ugu talagalnay Hambalyada sida aroosyada iyo waliba dhalashada Caruurta si qurux badan ay uga qeyb-qaataan bulshada Soomaaliyeed

halkaan ka dhageyso Barnaamijka Imaqashii iyo Madadaali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here