Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Todobaadka oo looga hadlay ka hortagga argagixisada

0
848

Barnaamijka kulanka Todobaadka ee Jimco kasta ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay mowduuc ku saabsan ka hortagga argagixisanimada, waxaana ka qeybgalay barnaamijka oo marti ku ahaa Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow, oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladaihii kala duwanaa ee dalka soo maray.

Halkan hoose ka dhageyso

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here