Dhageyso Barnaamijka Maxaa Loo Dilay ?

3993

Barnaamijka maxaa loo dilay waa barnaamij cusub oo bishiiba laba jeer aad ka dhageysan doontaan Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaana barnaamijkaan aynu ku eegi doonaa nolosha dadkii saameynta u lahaa qoysaskooda ee naftooda ku waayey qaraxyada Al-Shabaab ay geystaan.

Barnaamijka oo macluumaad fara badan xambaarsan waxaa noosoo diyaariyey wariyaheena Mustaf Maxamed Axmed (Warcadeeye).

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here