Dhageyso Barnaamijka SAMAWADE ee ka baxa Radio Muqdisho

1223

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka SAMAWADE oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho, ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay mowduuca “Dambi intee la eg buu leeyahay in la daadiyo dhiigga qofka Muslimka ah, gaar ahaan inta lagu guda jiro bisha Barakeysan ee Ramadaan”.

Halkan ka dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here