Dhageyso: Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Aadan Macalin

1420

Gudoomiyaha Baarlamanka dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Aadan Macalin oo ka tirsanaa mudanayaasha Baarlamanka Hirshabeelle oo shalay ku geeriyooday magaalada Jowhar.

Halkan hoose ka dhageyso tacsida gudoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle oo maqal ah 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here