Dhageyso khudbad Madaxweynaha uu ka jeediyay munaasabada 12 Abriil ee Ciidanka Xoogga Soomaaliya

1701

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo maanta ka qeybgalay munaasabadd lagu xusayay sanadguurada 55 aad ee aas aaska Ciidanka Xoogga dalka oo maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa waxaa uu khudbad dheer ka jeediyay isagoo hambalyo u diray Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.

DHAGEYSO

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here