Dhageyso: Khudbadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed doorashada kaddib

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo doorashada kaddib la hadlay Xildhibaannada Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa ugu horeyn u mahadceliyay Xildhibaannada sida sharafta leh ee ay codadkooda u dhiibteen.

 

Mudane Lafta gareen oo  Wareega Koowaad helay boqol iyo kow cod (101) cod ayaa uga mahadceliyay guddiga doorashada Koonfur Galbeed iyo dhamaan inta ka qeyb ka qaadatay sida wanaagsan ee ay u qabteen, uuna diyaar u yahay in uu bulshada si cadaalad ah ugu maamuli doono.

Halkan ka dhageyso 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here