Dhageyso: Maamulka Degmada Hobyo oo ka hadlay Mashariic ka socota Hobyo

1664

Guddoomiyaha Magaale Xeebeedka Qadiimiga ah ee Hobyo C/laahi Axmed Cali Faad oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Mashariicdaan kala duwan ee Imanka Socda Degmada.

C/laahi Axmed Cali Faad ayaa tilmaamay in garoonka Magaaladu uu yahay mid shaqeynaaya hada ayna kasoo dagi karaan Diyaaradaha xamuulka ah maadaamada ay ku guulaysteen dhimaha Garoonka.

Waxaa uu sheegay¬†mudane Faad in Magaalo Xeebeedka Qadiimiga ah ee Hobyo ay ka socdaan hirgalinta Xaruumo bulshada loogu adeego sida” Garoonka Magaalada oo lagu guulaystay Dhismihiisa,Isbitaalka weyn iyo Wadada Isku xirta Magaalooyinka Hobyo iyo Xaruunta Gobolka Mudug ee Gaalkacyo.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka G/Hobyo:

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here