Dhageyso: Maamulka Degmada Kaxda oo ka dayriyay Xaaladda Barakacayaasha degmadaasi

0
1248

Guddoomiyaha Degmada Kaxda mudane Maxamed  Cismaanciil oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa ka faah faahin ka bixiyay xaaladda Caafimaad iyo mida nolaleed ee ay ku nool yihiin Barakacayasha ku nool degmadaasi.

Maxamed Cismaanciil Guddoomiyaha Kaxda ayaa tilmaamay in ay jiraan dad u dhintay xaalado Caafimaad daro iyo saamaynta ay ku yeelatay Roobkii maalmahaan ka da,ayay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho iyo deegaanda duleedka ka Magaalada.

Maxamed  Guddoomiyaha Kaxda  ayaa ku Amaanay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir sida ay kaga qeybqaateen dibu dejinta loo sameeyay dadkaasi.

Guddoomiyaha Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya in ay ka warqabaan dadka kaso barakacay deegaanada hoos yimaada maamulkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka:

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here