Dhageyso: Madaxweynaha oo su’aalo uga jawaabay dhallinyaro Soomaaliyeed

0
2755

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeybgalay barnaamij toos ah oo looga hadlayay kaalinta dhalinyarada Soomaaliyeed uga aadan horumarka iyo nabadgelyada dalka.

Madaxweynaha ayaa intii uu barnaamijku socday si faah faahsan uga jawaabay su’aalo ay soo weydiiyeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku kala sugan dalka iyo dibadda.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here