DHAGEYSO:- Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed oo soo dhoweeyay Go’aanka dowladda ee ku aadan Qalbi Dhagax

3797

Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Go’aankii ay maanta Golaha Wasiirrada ka soo saareen Arinta C/kariin Qalbi Dhagax.

Dadka la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay inay soo dhowaynayaan Go’aanka ay gaartay Xukuumadda Soomaaliya, iyagoo sidoo kale sheegay in ku ammaanayaan go’aankaasi.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here