Dhageyso: Sheekh Cabdulle Aw-cariif oo ka hadlay Xuska dhalashada Nabigeenna Suuban (NNKH)

0
1916

Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo ka mid ah culimada sida weyn looga ixtiraamo Guud ahaan Soomaaliya ayaa caawa wareysi uu siiyay Radio Muqdisho kaga hadlay muhiimaddu ay bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan shacuubta Muslimiinta u leedahay xusidda iyo weyneynta dhalashada Nabigeenna Suuban (NNKH).

Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xuska dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) ay tahay mid raxmad ah oo loo baahanyahay in Ummadda ay wada ogaato, lagana sheekeeyo siirada Nebigga oo ay musliimta wax badan ka bartaan.

Halkan hoose ka dhageyso

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here