DHAGEYSO: taariikh nololeedka alfannaan Daa’uud Cali Masxaf oo kooban

Allahaunaxriistee Alfanaan Daa’uud Cali Masxaf waxaa uu ka tirsanaa kooxda Hobalada Qaranka ee Waaberi,1979 ayuuna ku soo biiray Waaberi,isagoo horey uga tirsanaa jiray kox ka dhisnayd magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Cali Xeyle oo ka mid ah hobolada qaranka ee Waaberi ayaa Radio Muqdisho uga waramay Taariikhda AUN Alfanaan Daauud Cali Masxaf.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here