Dhageyso taariikhda Abwaan Cali Sugulle Cigaal

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamij looga hadlayo Taariikhda Allaha u naxariistee Abwaan Cali Sugulle Cigaal oo ay ka qeyb galeen Abwaanno ,  Xildhibaan Cabdi Xaashi,  Wariyayaal caan ah oo ka soo shaqeeyay Radio Muqdisho iyo Warbaahinno kale oo caalami ah, Fannaaniin iyo Dhageystayaal.

Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here